Hargeysanews.com – 24 hours news channel

GUDADA NABAD GELIYADA IYO DIFAACA EE GOLAHA GUURTIDA OO GO,AAMO IYO TALOOYIN KASOO SAARAY ARIMAHA DH

GUDADA NABAD GELIYADA IYO DIFAACA EE GOLAHA GUURTIDA OO GO,AAMO IYO TALOOYIN KASOO SAARAY ARIMAHA DHULKA,

Golaha Guurtida jamhuuriyada Somaliland ayaa manta fadhigoodii ay yeesheen kasoo saaray go aamo kuwajahan dhacdadii maalintii dhawad kadhacday xaafada Dumbuluq ee magaalada Hargaysa go amada qoraal kaasioo ka koobnaa labo bog waxa uu isaga oo dhamystrin uqoraa sidan,

Howl galkani waxa uu bilowday kadib marii gole ahaan lagudoonsaday in mudanayaal waliba qaybta ay ajandaha kuleedahay laga howlgalo,sidaa darted mudanayaal howl galkayagii waxaanu kabilownay shantawakiilo degmo ee magaalda hargaysa iyo maayorka caasimada,balse si anu wax ug ogaano mushkiladan waran ee dhinaca dhulka –ah gole ahaan xog sugan usoo hor dhigno golaha howlgalakayagii waxa uu udhacay sidatan,
Mudanayaal waxaanu idiinku yeedhnay in aan kawada hadalo sidii aan isula meel dhigi lahayn ama waxa looga qaban lahaa mshkilada dhulka ee inahaysata ama loo soo afjarilahaa arintaasi waxaanay mudanayaashii arintaasi loo xilsaaray noo soo gudbiyeen sidii ay ula muqatay inay mushkilada dhulku ku abuurantay iyo sida waxa loo ga waban kao,
Waxaanausababa dhibaatda dhulka qodobadan soo socda iyo kuwo kale
1,dhukal oo noqday ilaha ganacsiga ee saylada manta ugu weyn dalak jamhuuriyada Somaliland taasi o ay sii kaabtay shaqo la.aanat ba.an ee dalka kajirta,
2-docomente kii hore ee dhulka oo lumay kana baxay gacanta dowlaa haday tahay fielk ama khariiradihii TWON PLAN-ka ahaa
3-mushkilada ugu weyni ee manta aan umaaro lanahay ee dhulku kaqayb qaadataa waa maxkamadihiioo aan manta anaga dhegba noo dhigayn kana garqaaaya dhul aanay arag hadii uu yahay mid sharciyeysan iyo mid mudo yaalayba dowlada hoose ahaana aan wax naga waydiinin ,
4-Arinta kale ee maxkamadaha raacda waa ciidamadii qaranka oo ahaday yihiimn kuwii milateriga,police-ka Asluubta oo isleh hadii aad magaalda kabaxdo aad ar kayso buurihii oo uu tuute qariyey waxaanad dhulkii moodaysaa xeryo ciidan marka naloogu soo qaylyo meel laysku hasana ciidamadii nabad geliyada ee aanu kaxaysanayna waxaabay ku biiraan kuwii aanu meesha ugu tagnay amaba amar ayuumba lasiiyaa wax talaabo ahna maqaadaan,
halkaasna waxaa aga haysta dhibaato oo majirto cid aanu adeegsano aaciidan ah hadii aanu anagu lahaan alahayn ciidan dowlada hoose oo naga amar qaata waxaanu filaynaa arintu inay sidan dhaami lahayd,
5-hadii aanu nahay golaha geegaanka mahayno waxa sharci ah oo aanu raacno ama dhulkii ku xakamaynaya waanada ogtihiin xeerkii dhulka ee xeer NO17halka u kudambeeyey waa kale o ay gudidu lakulantay madax weyne ku-xigeena,wasiirka Arimaha Gudaha waxaanay waxaanay madaxadasi qireen iloo baahanayahay in lahelo shrci lagu dhaqmo oo o dhinaca dhulka ah iyo cidii kagar soori lahaydba

TALO SOO JEEDIN

1-Waa in sida gu dhakhsaha badan Golayaasha sharci djintu{guutrida iyo wakiilada}wax

kabada ugu sameeyaan xeer kii dhulka ee xeer NO17kaasi oo hore inoo gu gubay balse ay jiraan qodobo aan ww faqsanayn distuurka qaranaka jamhuuriyada Somaliland
2-waa in wasarda howlaha guud lagusoo celiyaa khariradihii dhulka {TWON PLANE}si ay uyaraadan baloodhada labada jeer lacseenayois lamarkaana uu ubad baado dhulkii ay dowladu lahayd ee danta guud ee ay qaatay dowlada hoose,

3-waa in lahelaa khariirad{maab}uu ku cadyahaydhulkii danta guud eesanad kii 2005 sogalay dowladahoose ee jamhuuriyada Somaliland iyadoo la-ogyahay in 30%laga qaato eeraha laqor sheeyey,
4-wa in ciidamada qaanka{milteriga,police}ay ku ekaadaan xeryahooda cid kasta oo ciidamada katirsani hadi uu dhul doono waa in uu usoo maraa sifo sharciga waafaqsan,
ALLAA MAHAD LEH
Magacyada gudida,
1-axmed muuse Obsiiye gudoomiye
2maxamed jaamac Abokor xubin
3-Ibraahi aw nuur xubin
4—NUUR Sugaal Geele xubin
5-Axmed Dirir Ccali xubin
6-Khadra Ismaaciil maxamed xubin
7-Cumar maxamed Faarax xubin

[email protected] XADIIS MAXAMED XADIIS
E-MAIL. [email protected], [email protected]
TEL,+252-2-410656 MOBILE 520060 LINE

Author:
(2/6/2006)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *